Dil naxdin leh oo ka dhacay degaan ka tirsan Sh/dhexe iyo faahfaahino ka soo baxaya

Fal dil ah oo aad looga naxay ayaa ka dhacay saacadihii la soo dhaafay degaan hoos taga degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe. Sida aan wararka ku heleyno haweeney ayaa toorey ku dishay ninkii qabay ka dib markii dagaal gacan ka hadal ah uu dhexmaray. Haweeneydan ayaa la sheegay iney dilka Seygeeda u adeegsatay Toorey sida … Continue reading Dil naxdin leh oo ka dhacay degaan ka tirsan Sh/dhexe iyo faahfaahino ka soo baxaya